|
|||||
WAJAALE NEWS
Wasiirka Arimaha Gudaha Iyo Abniga Oo Kulan La Qaatay wafti Ka Socday Haayada UNDP
February 19, 2025 - Written by Editor:Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha & Amniga Cabdalle Maxamed Carab ayaa kulan la yeeshay Haya’ada UNDP isagoo ka duulaya kor u qaadista xidhiidhka Haya’adaha Caalamiga isla markaana derdergalinya wada shaqaynta ay la leeyihiin Wasaaradda Arrimaha Gudaha & Amniga ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay madax sar-sare oo ka socota Haya’ada UNDP iyo Mashruuca (UN Joint Rule of Law ) Kulankan ayaa daba socday kulamo hore oo lagu derdergalinayo sidii loo xoojinlaha wada shaqaynta ka dhaxaysa daneeyeyaasha Amniga.
Kulankan ayaa kusoo dhamaday Isfahan iyo in la sii wado kulamada noocanoo kale ah sii looga midho dhaliyo dedaalada xoojinta Amniga. Related posts:Gudoomiyaha Xafiiska Imtixaanaadka Oo Murashixiinta Uga Digay In Ay Soo Qaataan Shahaadooyin Been Ab... Madaxweynaha Jsl Oo Kulan Mahadnaq Ah La Qaatay Guddida Doorashooyinka Qaranka, kana hadlay Doorasha... Muran Dhul Ku Yaala Waqooyi-bari Ee Magaalada Hargeysa Oo Sabobtay Israsaasay Dhexmartay Saraakiil C... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|