HARGAYSA(W,N)-Taliska Ciidanka booliska Somaliland ayaa faah faahin ka bixiyay hawlgalo Abniga caasimada lagu adkaynayo ay fuliyeen
Sidoo kale taliska ciidamda booliska ayaa gacanta kusoo dhigay dhalinyaro falal afduub ah isku gaysanaysay halka ay sidoo kalena ay gacanta ku dhigeen rag sitay hub sharci daro.