Taliska Ciidanka Booliska Jsl Oo Gacanta Kusoo Dhigay Dhalinyaro Maalmihii Udanbaysay ku Kacay Falal Abniga Caasimada lidku Ah | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Taliska Ciidanka Booliska Jsl Oo Gacanta Kusoo Dhigay Dhalinyaro Maalmihii Udanbaysay ku Kacay Falal Abniga Caasimada lidku Ah
February 6, 2025 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Taliska Ciidanka booliska Somaliland ayaa faah faahin ka bixiyay hawlgalo Abniga caasimada lagu adkaynayo ay fuliyeen

Sidoo kale taliska ciidamda booliska ayaa gacanta kusoo dhigay dhalinyaro falal afduub ah isku gaysanaysay halka ay sidoo kalena ay gacanta ku dhigeen rag sitay hub sharci daro.

COMMENTS
LINKS