|
|||||
WAJAALE NEWS
Shirkada Telesom Group Oo $250,000 Ugu Deeqday Dadkii Khasaaruhu Kasoo Gaadhay Dabkii Suuqa Idaacadda Ee Magalada Hargeysa.
February 26, 2025 - Written by Editor:Telesom Group ayaa $250,000 (Laba boqol iyo konton kun oo dollar) ugu deeqday dadkii khasaaruhu ka soo gaadhay dabkii suuqa Idaacadda Hargeysa JSL oo ka mid ah suuqyada ugu dhaqdhaqaaqa badan guud ahaan caasimada Hargeysa.
Maaha markii koowaad ee ay Telesom Group ka qaybgasho musiibooyin dalka iyo dadka ku habsatay, dhawaan ayuun bay ahayd markii aannu gacan weyn ka gaysanay musiibadii Suuqa Waaheen Hargeysa, Wajaale iyo khasaaraha dabka suuqii Taywaan ee magaalada Jigjiga, waana waajib na saaran, waananu sii wadi doonaa taakulaynta iyo taageerada bulshadeenna.
# suuqa idaacadda # telesom group foundation # telesom group Related posts:DAAWO; Wasiir Ka Tirsanaa Xukuumadii Daahir Riyaale Oo Colaada Ceel Afwayn Ku Eedeeyay Wasiiradii B... “Golaha Wakiiladu Xaq Uma Laha Intay Laaluushka Gurtaan Oo Mooshin Kasta Iyaga la Mariyo, In Dad Aan... Wasiirka Maaliyadda Somaliland Oo Maanta Horkeenay Golaha Wakiilada Misaaniyada Sanadka 2014 Warbixi... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|