Shirkada Telesom Group Oo $250,000 Ugu Deeqday Dadkii Khasaaruhu Kasoo Gaadhay Dabkii Suuqa Idaacadda Ee Magalada Hargeysa. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Shirkada Telesom Group Oo $250,000 Ugu Deeqday Dadkii Khasaaruhu Kasoo Gaadhay Dabkii Suuqa Idaacadda Ee Magalada Hargeysa.
February 26, 2025 - Written by Editor:

Telesom Group ayaa $250,000 (Laba boqol iyo konton kun oo dollar) ugu deeqday dadkii khasaaruhu ka soo gaadhay dabkii suuqa Idaacadda Hargeysa JSL oo ka mid ah suuqyada ugu dhaqdhaqaaqa badan guud ahaan caasimada Hargeysa.

Maaha markii koowaad ee ay Telesom Group ka qaybgasho musiibooyin dalka iyo dadka ku habsatay, dhawaan ayuun bay ahayd markii aannu gacan weyn ka gaysanay musiibadii Suuqa Waaheen Hargeysa, Wajaale iyo khasaaraha dabka suuqii Taywaan ee magaalada Jigjiga, waana waajib na saaran, waananu sii wadi doonaa taakulaynta iyo taageerada bulshadeenna.

# suuqa idaacadda

# telesom group foundation

# telesom group

COMMENTS
LINKS