|
|||||
WAJAALE NEWS
Midkamid Ah Beelaha Gobolka Gabiley Oo Shaaciyay Musharaxa Utartami doono Doorashada 2026 Ee Golaha Wakiilada Jsl.
February 11, 2025 - Written by Editor:GABILEY(W,N)-Beesha reer dalal ismaaciil oo kamid ah beelaha dega gobolka gabiley ayaa shaaciyay musharax utartami doona doorashada golaha wakiilada ee gobolka maroodi jeex.
Munaasibada balaadhan oo lagu qabtay magaalada taasi oo kulmisay badi haldoorka beesha ayaa lagu shaaciyay musharaxa utartami doona golaha wakiilada in uu noqdo cabdikhadar cilmi cabdilaahi.
Related posts:COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|