Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida Ee Jsl Oo Dil Toogasho Ah Ku Xukuntay Gacan ku Dhiiglihii Diley Taliye Marxuum Cabdi Cali Nuur! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida Ee Jsl Oo Dil Toogasho Ah Ku Xukuntay Gacan ku Dhiiglihii Diley Taliye Marxuum Cabdi Cali Nuur!
February 22, 2025 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Maxkamada darajada koowaad ee ciidamada qalabka sida ee Somaliland ayaa gudo gashay kiiskii dilka taliyihii saldhga maxamed mooge cabdi cali nuur ayaa saaka dil ku xukuntay gacan ku dhiiglihii diley halka ay 14sano oo xukun ah ku riday eedaysane kale oo ku eedaysnaa gacansinta dilka taliyaha.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS