|
|||||
WAJAALE NEWS
Mareeyaha Cusub Ee Wakaalada Biyaha Gabiley Oo Xilkii Kala Wareegay Maamulkii Hore
February 8, 2025 - Written by Editor:GABILEY(W,N)-Maareeyaha cusub ee dhawaan loo magacaabay wakaalada biyaha gabiley mustafe sheikh axmed ayaa maanta xilkii kala wareegay maareeyihii hore ee wakaalada gabiley.
Munaasibada xil wareejinta wakaalada biyaha gabiley ayaa waxaa ka qaybgalay masuuliyiin katirsan maamulka gobolka, xildhibaano iyo xubno kamid ah cuqaasha gobolka gabiley.
COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|