Mareeyaha Cusub Ee Wakaalada Biyaha Gabiley Oo Xilkii Kala Wareegay Maamulkii Hore
February 8, 2025 - Written by Editor:
GABILEY(W,N)-Maareeyaha cusub ee dhawaan loo magacaabay wakaalada biyaha gabiley mustafe sheikh axmed ayaa maanta xilkii kala wareegay maareeyihii hore ee wakaalada gabiley.