Madaxwayne kuxigeenka jsl oo Daahfuray Shir Waynaha Deegaanka Iyo Isbadalka Cimilada Somaliland | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Madaxwayne kuxigeenka jsl oo Daahfuray Shir Waynaha Deegaanka Iyo Isbadalka Cimilada Somaliland
February 18, 2025 - Written by Editor:

Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda  Somaliland Maxamed Cali Aw Cabdi ayaa maanta si rasmi ah magaalada Hargeysa uga  Furay Shirweynaha Qaran ee Deegaanka iyo Isbedelka  Cimilada.

Shirkan oo ay soo qaban qaabisay wasaarada deegaanka iyo isbadalka cimilada Somaliland ayaa lagu gorfayn doonaan xal uhelida arimaha deegaanka iyo isbadalka cimilada.

COMMENTS
LINKS