Dawlad Sucuudiga Oo Shaacisay In Bilashada Bisha Ramadaan Laga Arkay Dalkeeda! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Dawlad Sucuudiga Oo Shaacisay In Bilashada Bisha Ramadaan Laga Arkay Dalkeeda!
February 28, 2025 - Written by Editor:

Dawladda Sucuudiga ayaa ku dhawaaqday in dalkeeda laga arkay bishii, sidaa darteedna ay ramadaantu 1 tahay Sabtida berri.

Dhinaca kale Dawlada  Somaliland ayaa wali ku hawlan raadinta Bilada Bisha Ramadaan

Wasiirka Diinta  iyo Awqaafta Jsl  iyo guddida loo magacaabay raadinta bisha ayaa bulshada ku wargeliyey in warka rasmiga ah ee ramadaanta ku saabsan laga sugo Xukuumadda Somaliland.

COMMENTS
LINKS