|
|||||
WAJAALE NEWS
Wasiirka Wasaarada Waxbarashada Jsl Oo Cisbitaalka Hargaysa Ku Booqday Arday Maanta ku Dhaawacantay Shil Gaadhi.
January 6, 2025 - Written by Editor:Wasiirka wasaarada waxbarashada iyo barbaarinta umaddka Somaliland oo uu weheliyo badhasaabka gobolka maroodi jeex ayaa galabta cisbitaalka way nee magaalada hargaysa ku booqday dhaawaca arday saaka ku dhaawacmay shil gaadhi ka hordhacay dugsiga sare ee faarax oomaar halka ay shilkaasi ku geeriyootay hal ardayad alle ha,unaxariistee sagaal kale ku dhaawacmeen kuwaasi oo xaaladooda caafimaad lagu dabiibaya cisbitaalka hargaysa Wasiirka iyo masuuliyiinta kale ayaa dhaawaca ardayday mid mid u dul istaagay. Related posts:War Deg Ddeg Ah Taliyihii Degmada Arabsiyo Oo Uu Toogtay Mid Ka Mid Ah Ciidanka Saldhiga Degmadaasi Hogaamiyaha Xisbiga Wadani Oo Fariin U Diray Komishanka Doorashooyinka Uguna Baaqay In Ay Is Casilaa... Maamulka Jubbaland oo Dil Toogasho ku Fuliyay Askar katirsanaa ciidankooda laguna Eedeeyay Dilka l... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|