Aas Qaran Oo Magaalada Boorama Loogu Sameeyay Marxuum Sheekh Maxamed Nasrudiin Kulmiye! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Aas Qaran Oo Magaalada Boorama Loogu Sameeyay Marxuum Sheekh Maxamed Nasrudiin Kulmiye!
January 24, 2025 - Written by Editor:

Wasiiro xukuumada katirsan, xildhibaano iyo mauuliyiin kale ayaa magaalada boorama kaga qaybgalay aasqaran oo loogu sameeyay alle ha,unaxariistee Sheekh Maxamed Nasrudiin Kulmiye oo ku geeriyooday jabuuti kaasi oo kamid ahaa culimada gobolka awdal.

COMMENTS
LINKS