Xukuumada Somaliland Oo War Kazoo Saartay Dagaal Ka dhacay Deegaano Katirsan Dawlad Deegaanka Somalida Ee Itoobiya | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xukuumada Somaliland Oo War Kazoo Saartay Dagaal Ka dhacay Deegaano Katirsan Dawlad Deegaanka Somalida Ee Itoobiya
December 20, 2024 - Written by Editor:

Wasiirka wasaarada abniga gudaha Somaliland iyo xubno kamid ah wasiirada xukuumada ayaa ka hadlay dagaal maanta ka dhacay deegaanka dacawaley oo katirsan dawlad deegaanka somalida itoobiya halkaasi oo dad shacab ah ay ku laayeen ciidamada liyuu booliska islamarkaana uu ka dhashay khasaare dhimasho iyo dhaawacba leh

Sidoo kale xukuumada Somaliland ayaa sheegay in ay xidhiidh kala sameeyeen xalinta colaadan maamulka dawlad deegaanka somalida.

COMMENTS
LINKS