Xoghayaha Xisbiga Waddani Oo Gobolka Gabiley Oo Farta Ku Fiiqay Cida Wadda Kicinta shacabka Caasimada Hargaysa | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xoghayaha Xisbiga Waddani Oo Gobolka Gabiley Oo Farta Ku Fiiqay Cida Wadda Kicinta shacabka Caasimada Hargaysa
December 6, 2024 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-Xoghayaha xisbiga waddani ee Gobolka gabiley Mustafe Axmed sheikh maxamed ayaa ka hadlay arimaha doorashadii ka dib ka taagan caasimada hargaysa iyo cida wada kacdoonka shacabka ku dhaan degmooyin kamid ah caasimada isagoo sheegay in ay hormuud arimahaasi ka yihiin xubno kamid ah xisbigii lagaga guulaystay doorashadii madaxtooyada ee xisbiga kulmiye.

COMMENTS
LINKS