Wasiirka cusub ee wasaarada warfaafinta Somaliland axmedyaasiin sheikh cali ayaanle ayaa maanta la wareegay xilkii wasaarada isagoo jeediyay khudbad dhinacyo badan taabanaysa
Sido kale wasiir ayaanle ayaa fariimo kale duwan udiray warbaahinta iyo dadka baraha bulshada dadka ka aflagaadeeya.