Wasiirka warfaafinta Somaliland cali mareexaan ayaa fadhigii maanta ee xildhibaanada golaha wakiilada ka hor akhriyay xeerka saxaafada Somaliland oo dhawaan xukuumada madaxwayne biixi usoo gudbisay golaha wakiilada.