|
|||||
WAJAALE NEWS
Siyaasi Shucayb Oo Fashiliyay Kooxaha Abaabulaya Kicinta Shacabka Degmooyinka Caasimada Hargaysa Qaarkood Iyo Danaha Ay Ka Leeyihiin.
December 3, 2024 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Siyaasi shucayb maxamed muuse oo kamid ah siyaasiyiinta xisbiga mucaaridka ah ee waddani ayaa fashiliyay kooxaha maalmihii udanbeeyay ku hawlanaa abaabulka iyo kicinta shacabka ku dhaqan degmooyinka 26june iyo koodbuur ee caasimada hargaysa iyo arimaha ay ku qarinayaan Sidoo kale siyaasi shucayb ayaa sheegay in ay arinta kicinta shacabka iyo kala fogaynta bulshada reer hargaysa ay abaabulayaan masuuliyiintii ololaha xisbiga kulmiye ee u guuldaraystay doorashada islamarkaana ay uga danleeyihiin in ay ku qariyaan fashilkii iyo guuldaradii kaga timid doorashadii dalka ka dhacday Dhanka kale siyaasi shucayb fariin udiray shacabka caasimada hargaysa isagoo xusay in aanay jirin sobob ay udhaliilaan maayarka caasimada cabdikariim axmed mooge HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:DAAWO;Abwaan Maxmuud Maxamed Yasiin Dheeg oo ka Sheekeyey Qiso La yaab leh oo ku Qabsatay Kenya Iyo ... DAAWO;-Musharax Maxamed Soobe Oo Deeq Raashin Ah Gaadhsiiyay Bulshada Ku Dhaqan Deegaanada Waqooyig... Daawo:Arday Reer Somaliland ah Oo Tartan Quraan Kaga Qayb Galayay Dalka Isku Taga Imaaraadka Carabta... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|