|
|||||
WAJAALE NEWS
Sheekhul Baladka Gobolka Gabiley oo Luuqad Adag Kula hadlay Kooxo Hargaysa ka Abaabulay Mudo Haraad ka Dhan Maayarka Caasimada
December 5, 2024 - Written by Editor:Sheekhul baladka gobolka gabiley sheikh ciise sheikh muxumed warsame ayaa fariin hanjabaad ah iyo caqli celin ah udiray Kooxo kamid ah taageerayaashii iyo masuuliyiintii kulmiye oo caasimada hargaysa degmooyinkeega qaar ka abaabulay mudo haraad ka dhan ah maayarka caasimada hargaysa cabdikariim axmed mooge iyo hadalo ay ku durayaan qabiilkiisa kuwaasi oo uu sheegay in ay ficiladoodu ceeb ku yihiin madaxwaynaha aan wali xilka ka degan ee jsl muuse biixi.
Related posts:Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Oo Guddoomiyay Shirkii U Dambeeyay Ee Guddida Fulinta Iyo Qodobada Lagag... Xildhibaan Tukaalle oo Xukuumadda ku Tilmaamay Inay Dalal Shisheeye Muwaadiniinteeda Qoorta u qabato... Gudida Dhaqaalaha Ee Golaha Wakiilada Jsl Oo Kulan La Qaatey Wasiirka Maaliyadda Iyo Arimaha Ay Ka W... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|