|
|||||
WAJAALE NEWS
Madaxwaynihii Hore Ee Jsl Daahir Riyaale Oo Maanta Lagu Soo Dhaweeyay Madaarka Caasimada Hargaysa .
December 9, 2024 - Written by Editor:Madaxwaynihii Hore ee Somaliland daahir riyaale kaahin ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay waxaana madaarka caasimada haraysa kusoo dhaweeyay wasiiro katirsan xukuumada xilka kasii dagaysa Ee madaxwayne biixi iyo masuuliyiin kale . Ex Madaxwayne daahir oo ay wehelisay marwadiisu Huda barkhad ayaa dalka uyimid sidii uu uga qaybgali lahaa xaflada xilwareejinta madaxwaynaha ee muuse biixi iyo cabdiraxmaan cirro oo dhawan ku guulaystay doorashadii madaxwaynimo ee Somaliland ka dhacday 13bishii hore Related posts:DAAWO; Haween Weynha Beesha Ay Kasoo Jeedaan Xubnaha U xidhan Fikirkooda Ee JIIDALI Oo Madal ay Isu... Daawo: 4 Carruur Ah Oo Hooyadood Gaadhi Ku Qaaday Ka Dibna Badwayn Badhtanka U Dhigtay Oo La Badbaad... " Khadar Laangaadhow Boolis-nimada Waxa Kuu Dheer Qabyaalad , Gabadhaas Aad laaga la dhacdayna Waxa... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|