|
|||||
WAJAALE NEWS
Madaxwaynaha Jsl Oo Kulan La Qaatay Culimo Awdiinta Somaliland.
December 5, 2024 - Written by Editor:Hargeysa-05-12-2024-()-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa kulan muhiima la qaatay culimada waa weyn ee dalka. Kulankaas oo daaranaa duco iyo sagootin ay Madaxweynaha Qaranka ugu yimaadeen Culimadii ay soo wada shaqeeyeen mudadii uu xilkq Qaranka hayey.
Madaxweynaha ayaa culimada ugaga mahadnaqay sidii hufnayd ee ay ula soo shaqeeyeen muddadii uu xilka hayey, iyaga oo culimaduna dhankooda madaxweynaha uga mahadnaqay xidhiidhkii hufnaa iyo sidii uu kaalintooda culimonimo ugu qaddariyey intii lagu gudo jirey muddo xileedkiisa. Wa-bilaahi tawfiiq Related posts:Daawo: Hordhaca Su,aalo Kulul oo Ardayda Jaamcada Hargaysa Cawayskii Xalay La Boobeen Prof. Axmed Is... “Xisbiyadii Iyo Bulshadii Waxan Ka Hadli Lahayd Ayaa Lagu Mashquulinayaan Xeerka Kufsiga, Iyadoo Go... DAAWO;-Iskaashada Gaadiidleyda Ukala Goosha Somaliland Iyo Jabuuti Oo Cabasho Ka Muujiyay Amaro Ay D... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|