|
|||||
WAJAALE NEWS
Madaxwaynaha Cusub Ee Somaliland Cabdiraxmaan Cirro Oo Qaabiley Qoyska Marxuum Axmed Siilaanyo.
November 28, 2024 - Written by Editor:Madaxweynaha la doortey ee Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cigaal ( Cirro ) ayaa caawa qaabilay isla markaana kulan gaar ah la yeeshay qoyska reer Axmed Siilanyo.
Madaxweynaha la doortey waxuu mar labaad qoyska reer Axmed Siilanyo la wadaagay tacsida aabahood oo qaranka Somaliland tacab weyn iyo taariikh ma guurto ah ku leh . Qoyska reer Axmed Siilanyo ayaa dhankooda u mahadceliyey madaxweynaha la doortey waxaana ay alleh uga baryeen in xilka loo doortey uu eebe ku garab galo .
Related posts:Daawo:Muj.Ooto Biixi Oo Sheegay In Hagbadii Kulmiye ay Kula Jirtay Xaafada Axmed Dhagax Laga Dhacay ... Wasiirka Arimaha Gudaha Jsl Oo Kulan La Qaatay Safiirka Midowga Yurub Iyo Arimaha Ay Ka Wada Hadleen... DAAWO;-Abwaan Siciid M, Gahayr Oo Hormuud Ka Ahaa Dhaq Dhaqaaqyo Lagu Diidan Yahay Dulmiga Qoysaska ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|