HARGAYSA(W,N)-Taliska ciidamada booliska Somaliland ayaa habeenkii xalay gacanta kusoo dhigay maandooriye tiro badan (xashiishad) taasi ay kooxaha ka gacacsadaa ku dhex qarinayeen suuli iyo sida ay ciidamada boolisku usoo heleen.