|
|||||
WAJAALE NEWS
“Tabashada Reer Awdal Meel Ma Fadhiisan Karto, Hadaan Dastuurka Jsl La Furin” Ex Gudoomiye Axmedyasiin Sh. Cali Ayaanle.
October 23, 2024 - Written by Editor:BOORAMA(W,N)-Gudoomiye kuxigeenkii hore ee golaha wakiilada Somaliland Axmedyaasiin sheikh cali ayaanle oo ka hadlay munaasibada beeshiisu ku muujinaysay taageeradeeda xisbiga waddani iyo Urur Siyaasadeedka Kaah ayaa sheegay in ay si buuxda udhisayaan musharaxa madaxwayne iyo madaxwayne kuxigeen ee xisbiga waddani iyo ururka kaah Sidoo kale siyaasi sheikh axmedyaasiin ayaa sheegay in tabashada reer awdal fadhiisanayn ilaa la furo dastuurka Somaliland. Related posts:Madaxweyne Ku-Xigeenka Somaliland Oo Xafiiskiisa Ku Qaabiley Agaasimaha UNDP U Qaabilsan Dalalka Som... Guddoomiye Cirro oo Ka Qeyb-galay Aas Qaran oo Hargeysa Loogu Sameeyey Marxuum Ganacsade Aadan Warsa... War Deg Deg Ah: Taliyaha Ciidanka Qaranka Somaliland Oo Hada Ka Hadlay Dagaalkii Saaka Ee Tukaraq COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|