Musharaxa Madaxwayne Ee Xisbiga Waddani Iyo Waftigii Uu Hogaaminayay Oo Sidiiran Loogu Soo dhaweeyay Magaalada Oodwayne. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Musharaxa Madaxwayne Ee Xisbiga Waddani Iyo Waftigii Uu Hogaaminayay Oo Sidiiran Loogu Soo dhaweeyay Magaalada Oodwayne.
October 4, 2024 - Written by Editor:

OODWAYNE(W,N)-Musharaxa Madaxwayne ee Xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Cirro Iyo Waftigii Uu Hogaaminayay oo safar ku marayay gobolada dalka ayaa maanta sidiiran loogu soo dhaweeyay magaalo madaxda gobolka daadmadheedh ee Oodwayne.

Kumanaan kamid ah shacabka oodwayne ayaa soo dhawayn diiran ku qaabiley waftiga xisbiga waddani oo ay hor kacayaan musharaxa madaxwayne iyo gudoomiyaha xisbiga .

 

 

COMMENTS
LINKS