|
|||||
WAJAALE NEWS
Musharaxa Madaxwayne Ee Xisbiga Waddani Iyo Waftigii Uu Hogaaminayay Oo Sidiiran Loogu Soo Dhaweeyay Magaalada Burco.
October 1, 2024 - Written by Editor:BURCO(W,N)-Musharaxa madaxwayne ee xisbiga waddani iyo waftigii uu hogaaminayay oo maalmihii udanbeeyay safar ku marayay gobolada dalka ayaa maanta sidiiran loogu soo dhaweeyay magaalo madaxda gobolka togdheer ee burco.
Shacabka ku dhaqan magaalada burco ayaan ukala hadhin soo dhawaynta hogaanka xisbiga waddani kuwaasi oo kusoo dhaweeyay dhoolotus balaadhan. Sidoo kale shacabka Reer Burco oo maanta si xamaasad leh, isla markaana dhoolatus ah u soo dhaweeyey waftigii uu Hoggaaminayey Musharraxa Madaxweyne ee Xisbiga WADDANI Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro oo socdaalka Walaaleeye ku tegay maanta Caasimadda Gobolka Togdheer.
Related posts:DAAWO ; Suldaanka Guud Ee Beelaha Samaroon Oo Si Weyn Loogu Soo Dhaweeyey Borama Kuna Dhawaaqay Xi... Komishanka Doorashooyinka Qaranka Oo Shaaciyay Wakhtiga Ay Ku Qaban Karaan Doorashada Madaxtooyada! DAAWO: Xukuumada Somaliland Oo Joojisay U Tartamida Tobanka Kaalmood Ee Ugu Sareeya Imtixaanka Shaha... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|