Midka Mid ah Beelaha Bud Dhiga Gabiley Oo ku Biiray Xisbiga Waddani+ Farxadii Cirro Iyo Kuxigeenkiisa! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Midka Mid ah Beelaha Bud Dhiga Gabiley Oo ku Biiray Xisbiga Waddani+ Farxadii Cirro Iyo Kuxigeenkiisa!
October 15, 2024 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-Beesha Reer Dalal Ismaaciil oo ah bud dhiga magaalada gabiley ayaa sirasmi ah ugu biirtay xisbiga waddani taasi oo munaasibad lagu qabtay magaalada gabiley ay ka qaybgaleen muharaxa madaxwayne ee xisbiga waddani cabdiraxmaan ciro iyo musharaxa madaxwayne kuxigeen ee xisbiga maxamed cali iyo xubno kale oo katirsan xisbiga waddani.

 

COMMENTS
LINKS