|
|||||
WAJAALE NEWS
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Booqasho tacsi ah ugu tegay Madaxweynihii hore ee Dalka Oo Walaalkii Geeriyooday Xalay.
October 3, 2024 - Written by Editor:Hargeysa-03-10-2024-()-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa booqasho tacsi ugu tegay madaxweynihii hore ee Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) oo walaalkii Marxuum Cali Axmed Maxamuud habeenkii xalay ahaa ku geeriyooday dalka Ingiriiska. Madaxweynaha, ayaa dhambaal tacsi ah gaadhsiiyey madaxweynaha xilka uga horreeyey ee uu walaalkii geeriyooday, Madaxweyne hore Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo, oo ku sugan hoyga uu ka degan yahay Caasimada Hargeysa. Related posts:Madaxweynaha JSL Oo Qasriga Madaxtooyada Kulan Kula Yeeshay Guddiyada Isku Khilaafsan Shirweynaha Be... Markab Siday Qaxooti Ka Yimi Yeman Oo Tiradoodu Dhan Tahay 1,238 oo Soo Gaadhay Dekada Berbera. Sheekh Aadan Sunne iyo Qoyskiisii Oo Maalmo La,laayay Meel Uu Jaan Iyo Cidhib Dhigay Iyo Warar Cusub... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|