Madaxwayne Kuxigeenka Somaliland oo ka hadlay xaalada dalka, arimaha doorashada iyo fariinta Uu Udiray Reer Awdal | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Madaxwayne Kuxigeenka Somaliland oo ka hadlay xaalada dalka, arimaha doorashada iyo fariinta Uu Udiray Reer Awdal
October 22, 2024 - Written by Editor:

Madaxwayne Kuxigeenka Somaliland oo ka hadlay xaalada dalka, arimaha doorashada iyo fariinta Uu Udiray Reer Awdal. sidoo kale madaxwayne kuxigeenka somaliland cabdiraxmaan saylici ayaa sheegay in loo baahan yahay somaliland wada leeyahay iyo hogaanka umada midayn kara.

COMMENTS
LINKS