|
|||||
WAJAALE NEWS
Madaxdhaqameedka Iyo Waxgaradka Gobolka Gabiley Oo Taageero Balaadhan Umuujiyay Xisbiga Waddani Iyo Doorkii No; 7ka Siyaasada
October 31, 2024 - Written by Editor:GABILEY(W,N)-Qaarkamid ah madaxdhaqameedka iyo waxgaradka gobolka gabiley ayaa taageeray isbadalka siyaasadeed ee Somaliland ka socda iyagoo sheegay in ay taageerayaan xisbiga waddani iyo musharax cabdiraxmaan cirro Madaxdhaqameedkan oo habeenkii xalay shir jaraa,idku ku qabtay magaalada gabiley islamarkaana uu gadhwadeen ka ahaa siyaasi shucayb maxamed muuse o kamid ah masuuliyiinta xisbiga waddani islamarkaana ah No7ka siyaasada goboolka oo tan iyo intii uu kusoo biiray xisbiga waddani wax wayn ka badalay taageerada xisbiga waddani ee gobolka gabiley. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|