Hogaanka Xisbiga Waddani ka Qaybgalay Munaasibad Ay Xisbigu Kusoo Biirayeen Midkamid Ah Beelaha Gobolka Togdheer | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Hogaanka Xisbiga Waddani ka Qaybgalay Munaasibad Ay Xisbigu Kusoo Biirayeen Midkamid Ah Beelaha Gobolka Togdheer
October 2, 2024 - Written by Editor:

BURCO(W,N)-Beesha Cabdala Arab ayaa xalay magaalada Burco ku qabatay xaflad balaadhan oo ay ku muujineyso taageerada ay u hayso xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI .

Xafladan Beesha waxaa kala qeyb galay beesha masuulyiinta  xisbiga oo ay ugu horeeyaan Musharax Madaxweyne ee xisbiga  WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro iyo Gudoomiyaha xisbiga Xirsi Cali Xaaji Xassan .

COMMENTS
LINKS