|
|||||
WAJAALE NEWS
Gudiga Anshaxa, Xalinta Khilaafaadka Iyo Kormeerka Doorashooyinka JSL Ayaa Soo Saaray Ganaaxyo Iyo Go’aano la Xidhiidha Arimaha Ololaha Doorashda:
October 29, 2024 - Written by Editor:1;Waxa ay Xisbiga Waddani iyo Kulmiye ka joojiyeen gebi ahaan isu-soo-baxyada iyo olalaha habeenkii. 2;Waxay ganaax 20 Milyan SL Shilling ah ku rideen Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada oo Xisbiga Kulmiye u furay in ay ku ololeeyaan Khayriyada Magaalada Hargeysa, halka Xisbiyada kale na loo diiday habeenkoodii. 3;Waxa ay mar labaad uga digeen in Xisbiyada iyo Ururrada Siyaasaddu ay Olole ka dhigaan Related posts:DAAWO ; Wariye Cabdisalaan Hereri Oo Waraysi Xiiso Badan La yeeshay fanaanka Rug Cadaaga ah Ee Xasa... Wasiirkii Hore Ee Warshadaha Somaliland Oo Kulan Qado Sharaf Ah Usameeyay Dhalinyarada Ciyaaraha Ee ... Suldaan ku Mashquulsan Iib-geynta Qadiyadda Somaliland oo Urur-Gobolleedka IGAD ku Qanciyey Inay Dhe... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|