|
|||||
WAJAALE NEWS
Gudiga Anshaxa, Xalinta Khilaafaadka Iyo Kormeerka Doorashooyinka JSL Ayaa Soo Saaray Ganaaxyo Iyo Go’aano la Xidhiidha Arimaha Ololaha Doorashda:
October 29, 2024 - Written by Editor:1;Waxa ay Xisbiga Waddani iyo Kulmiye ka joojiyeen gebi ahaan isu-soo-baxyada iyo olalaha habeenkii. 2;Waxay ganaax 20 Milyan SL Shilling ah ku rideen Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada oo Xisbiga Kulmiye u furay in ay ku ololeeyaan Khayriyada Magaalada Hargeysa, halka Xisbiyada kale na loo diiday habeenkoodii. 3;Waxa ay mar labaad uga digeen in Xisbiyada iyo Ururrada Siyaasaddu ay Olole ka dhigaan Related posts:“Kulanka Madaxweynaha Iyo Ergada Waxaan filayaa Inuu ku Dhamaado Guul Iyo Wanaag”Siyaasi Maxamuud Si... Naasir Cali Shire oo Sharci Daro Ku Tilmaamay Raali Gelinta Gudoomiyaha Wakiiladu Siiyay Shirkada Da... Madaxweyneku-xigeenka Jsl Oo Xadhiga Ka Jaray Mashruuc Tamarta Cadceedda Laydhka Oo Laga Hir-geliya... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|