Gudiga Anshaxa, Xalinta Khilaafaadka iyo Kormeerka Doorashooyinka JSL ayaa maanta ganaax lacageed ku riday Urur Siyaasadeedka Horseed.
Sidoo kale Gudida Anshaxa ee komishanka doorashooyinka ayaa digniin culus udiray ururka Horseed.