|
|||||
WAJAALE NEWS
Abwaan Sacad Gadhle Oo Fashiliyay Ujeedada Xafladaha Reeraha Ee xisbiga kulmiye Ka Abaabulayo Gabiley Iyo Doonista Isbadal Ee Shacabka!
October 18, 2024 - Written by Editor:GABILEY(W,N)-Abwaan Sacad xaaji maxamuud gadhle oo kamid haldoorka gobolka gabiley ayaa ka hadlay loolanka siyaasadeed ee ka taagan gobolka gabiley iyo shacabku uheelan yihiin isbadal dalka ka dhaca Sidoo kale abwaan sacad ayaa farta ku fiiqay ujeedada masuuliyiinta xisbiga kulmiye xiligan uga abaabulayaan xaflado beelaha gobolka taageero loogaga radinayo kulmiye oo uu sheegay in uu ku fashilmay hogaamintii dalka. Related posts:DAAWO; Xubno Katirsan Madaxda Sare Sare Ee Mashruuca JPLG Oo Soo kormeeray Mashaaariicda Ay ka Ful... Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland oo Dhagax Dhigay Mashruuca Wejiga 2Aad Ee Biyo Balaadhinta Hargeys... Wariye Bushaaro Baandey Oo Ka Hadashay Xukunka Lagu Riday, Qaabkii Loo Xidhay + Dadka Ay Umahad Celi... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|