Odoyaasha Iyo Ehelada Sarkaalkii Lagu Diley Magaalada Xariirad Oo Sheegay In Ay Talaabo Qaadi Doonaan Hadii Gacan Ku Dhiiglihii Lagu Keeni Waayo 72Saacadood! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Odoyaasha Iyo Ehelada Sarkaalkii Lagu Diley Magaalada Xariirad Oo Sheegay In Ay Talaabo Qaadi Doonaan Hadii Gacan Ku Dhiiglihii Lagu Keeni Waayo 72Saacadood!
September 21, 2024 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-Odayaasha Iyo Ehelada Taliyihii Ciidanka Ilaalada cashuuraha ee lagu diley magalada xariirada Marxuum Siciid xasan oo maanta warbaahinta kula hadlay magaalada gabiley ayaa fariin culus udiray beeshii uu ka soo jeeday gacan ku dhiiglihii dilka gaystay ee baxsaday Iyo Xukuumadaba Iyagoo ka dalbaday in mudo 72sacadood ah loogu soo gacan galiyo gacan ku dhiiglaha taasi oo ay hore ubalan qaadeen in ay keenayaan beesha uu kazoo jeedo iyo xukuumada Somaliland/

HALKAN KAGA BOGO;;

https://www.facebook.com/yuusuf.hirsi/videos/522987723647752https://www.facebook.com/yuusuf.hirsi/videos/522987723647752

COMMENTS
LINKS