Musharaxa Madaxwayne Ee xisbiga Waddani Iyo Waftigii Uu Hogaaminayay Oo Si Balaadhan Loogu Soo Dhaweeyay Magaalada Sheekh.
September 30, 2024 - Written by Editor:
Shacabka degmada Sheekh Ee Gobolka Saaxil ayaa maanta si balaadhan oo dholatus ah u soo dhaweeyey waftigii uu hogaaminaayey Musharax Cabdiraxmaan Cirro ee socdaalka Walaaleeye .