|
|||||
WAJAALE NEWS
Madaxwayne Kuxigeenkii Hore Ee Jsl OoKka Hadlay Arimaha Doorashooyinka Iyo Baaq Culus Oo Uu Udiray Bahda Dhaqanka
September 30, 2024 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Madaxwayne kuxigeenkii hore ee Somaliland axmed yuusuf yaasiin ayaa ka hadlay xaalada guud ee dalka iyo doorashada fooda inagu soo haysta Sidoo kale axmed yuusuf yaasiin ayaa baaq culus udiray madaxdhaqameedka somaliand iyo qaybaha kala duwan ee bulshada kuwaasi oo uu ugu baaqay in ay ka shaqeeyaan sidii dalka ay uga dhici lahayd doorasho nabadgalyo ku dhacda isagoo usoo jeediyay in ay ka fogaadaan waxkasta oo bulshada kala fogaynaya. Related posts:AFHAYEENKA XUSBIGA WADANI EE GOBOLKA GABILEY ENG DAA’UUD ABIIB OO CANBEAAREEYAY FALKII AY CIIDAMAD... Wasaarada Waxbarashada Somaliland Jsl Oo Fasaxday Dugsiyada Waxbarasho Ee Dalka Muddo Laba Bilood A... “Sida Aan U Arko Muuse Kuma Talo Jiro, In Uu Tartan Labaad Galo Oo Sanduuq Iyo Warqad Kursiga Ku Ban... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|