“Maanta Haddaan Ahaan lahaa Muuse Oo Anoo 23 Guuto Wato Reer Yari u i Jebiyey Maan Ordeene, waan is Dili lahaa”Gudoomiye Faysal | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Maanta Haddaan Ahaan lahaa Muuse Oo Anoo 23 Guuto Wato Reer Yari u i Jebiyey Maan Ordeene, waan is Dili lahaa”Gudoomiye Faysal
September 20, 2024 - Written by Editor:

“Maanta Haddaan Ahaan lahaa Muuse Oo Anoo 23 Guuto Wato Reer Yari u i Jebiyey Maan Ordeene waan is Dili lahaa, innaga oo xadkeenni in yar u jirna buu Oog inna keenay markaasu lee yahay waan ordayaa, Haddaad Ordayso Orod Oo Olympic da ka Qayb Gal” Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Faysal Cali Waraabe.

COMMENTS
LINKS