Hogaanka Xisbiga Waddani Oo Kulan La Qaatay Qaybo Kamid Ah Madaxdhaqameedka Gobolka Awdal | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Hogaanka Xisbiga Waddani Oo Kulan La Qaatay Qaybo Kamid Ah Madaxdhaqameedka Gobolka Awdal
September 20, 2024 - Written by Editor:

Murashaxa Madaxweynaha Xisbiga waddani Cabdiraxmaan  Maxamed Cabdilaahi cirro ‘ Murashaxa Madaxweyne Ku Xigeenka Xisbiga Maxamed Cali Aw Cabdi Iyo Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Xirsi xaji Cali Xasan

Oo Ay Weheliyaan Gudoomiyaha Garabka Dhalinyarada Heer Qaran Cabdirashiid Cabdi Jaamac iyo Xoghayaha Horumarinta Beeraha Mukhtaar Xaaji Muxumed Faarax Ayaa Kulan la Yeeshay ,  Hogaanka dhaqanka Beelaha Madaxyoweyn (Gedabuursi) oo ka mid ah Aas-Aasayaasha xisbiga WADDANI.

Kulankaas Lagaga Hadlayey U diyaargarowga Doorashooyinka Iyo isbadalka waddani Looga Qaybqaadan Lahaa

COMMENTS
LINKS