DAAWO;-Boqor Buurmadow Oo Sidiiran Loogu Soo dhaweeyay magaalada Caynabo Iyo nuxurka Khudbada uu ujeediyay shacabka | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Boqor Buurmadow Oo Sidiiran Loogu Soo dhaweeyay magaalada Caynabo Iyo nuxurka Khudbada uu ujeediyay shacabka
September 27, 2024 - Written by Editor:

CAYNABO(W,N)-Boqor cismaan aw maxamuud buurmadow ayaa maanta sidiiran loogu soo dhaweeyay magaalo madaxda gobolka saraar ee caynabo

Sidoo kale boqor buurmadow ayaa hadal dardaaran iyo xog waran iskugu jira ujeediyay shacabka reer caynabo.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS