|
|||||
WAJAALE NEWS
Xukuumada jsl Oo shaacisay In Sharciga la Horkeenayo Ninka Caadaystay Cayda Dumarka Ee Saalax
July 22, 2024 - Written by Editor:Wasiirka wasaarada dinta iyo awqaafta Somaliland ayaa sheegay in sharciga la horkeeni doono nin la baxay daaci saalax oo mudooyinkii udanbeeyay caadaystay cayda dumarka. COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|