Xildhibaan Maxamed Abiib Oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay Magaalada Boorama Iyo Nuxurka Khudbad Uu Ujeediyay Shacabka! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xildhibaan Maxamed Abiib Oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay Magaalada Boorama Iyo Nuxurka Khudbad Uu Ujeediyay Shacabka!
July 20, 2024 - Written by Editor:

BOORAMA(W,N)-Xildhibaan Maxamed Abiib Yuusuf ayaa maanta si balaadhan loogu soo dhaweeyay magaalada boorama halkaasi oo kumanaan shacab ahi ay kusoo dhaweeyay

Sidoo kale Xildhibaan Maxamed Abiib ayaa khudbad qiiro leh ujeediyay taageerayaashii soo dhaweeyay.

COMMENTS
LINKS