Wasiirka Arimaha Gudaha Jsl Oo Markale Eedo Ujeediyay Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Waddani. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiirka Arimaha Gudaha Jsl Oo Markale Eedo Ujeediyay Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Waddani.
July 24, 2024 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada arimaha gudaha somaliland ahna gudomiyaha xisbi xaakimka kulmiye ayaa sidii caadada u ahayd markale eedo culus ujeediyay xisbiga waddani isagoo sheegay in ay  wadamada aqoonsiga somaliland diidan la mawqif yihiin.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS