|
|||||
WAJAALE NEWS
Siyaasi Maxamed Jaamac Abgaal oo Si Adag Uga Horyimid Heshiiska Isfaham Ee Somaliland Iyo Itoobiya
July 25, 2024 - Written by Editor:BOORAMA(W,N)-Wasiirkii Hore ee wasarada boosaha xukuumadii axmed siilaanyo Siyaasi Maxamed jaamac abgaal oo kamid ah siyaasiyiinta reer awdal ayaa si adag uga horyimid heshiiska isfaham ee Somaliland iyo itoobiya kaasi oo itoobiya lagu siinayay in ay saldhig ciidan ka samaysato deegaanka lughaya Siyaasi abgaal ayaa sheegay in hadii xukuumada itoobiya siiso bada lughaya in ay dhalinyarada reer awdal hubka qaadan doonaan Dhanka kale Siyaasi Abgaal ayaa ka hadlay khilaafka udhexeeya somaliland iyo jabuuti. Related posts:Daawo ;Gudoomiyaha Xusbiga Kulmiye Ee Gobolka Gabiley Oo Ka Hadlay Khilaafka Xisbiga Kulmiye Dhali... Dawladda Faransiiska Oo Maxamed Bin Salmaan U Diiday Qasri Uu Ku Iibsaday $300 Milyan Oo Ku Yaalla P... Ururada Wadaniga Ah Ee TRG Iyo HYDA Ayaa Xaflad Soo Dhawayn Ah U Sameeyay Agaasimaha Guud Ee Wasaara... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|