Muj Ibraahim Dhagawayne Oo Dardaaran Culus Ujeediyay Haldoorka Beeshiisa Ee Isbadal Doonka Ah. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Muj Ibraahim Dhagawayne Oo Dardaaran Culus Ujeediyay Haldoorka Beeshiisa Ee Isbadal Doonka Ah.
July 19, 2024 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Mujaahid Ibraahim Xuseen dhagawayne ayaa madal ay iskugu yimaadeen haldoorka beesha ciise ee isbadal doonka ujeediyay dardaaran culus oo la xidhiidha isku duubnaanta iyo ilaalinta mawqifka ay ku wada socdaan isagoo si gaara u amaanay cabdi raygal oo kamid ah siyaasiyiinta mudada dheer katirsanaa xisbiga waddani.

COMMENTS
LINKS