Mudanayaasha Golaha Wakiilada Jsl Oo Layskugu Yeedhay Fadhi Deg Deg Ah Iyo Eedihii Xil, Abiib Oo Lagaga Hadlayo! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Mudanayaasha Golaha Wakiilada Jsl Oo Layskugu Yeedhay Fadhi Deg Deg Ah Iyo Eedihii Xil, Abiib Oo Lagaga Hadlayo!
July 22, 2024 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Yaasiin Xiir Faratoon ayaa fadhi aan caadi ahayn iskugu yeedhay xildhibaanada golaha wakiilada kaasi oo loo cayimay in uu qabsoomo maalinta khamiista

Sidoo kale Gudoomiyaha Golaha Ayaa qoraal uu soo saaray ku sheegay ajandaha lagaga hadlayo fadhi kaasi oo ah dacwadii xeer ilaalintu kazoo gudbisay xildhibaan maxamed abiib

HALKAN KAGA BOGO QORAALA KASOO BAXAY GOLAHA WAKIILADA JSL’;

 

COMMENTS
LINKS