“Inadeerkay Xasan Gaafaadhi Waxaan Ku Idhi, Xaraga Imaatinka Boqorka Qaata, Ama Xanuunka Imaatinka Boqorka Qaata”Siyaasi Maxamuud xaashi. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Inadeerkay Xasan Gaafaadhi Waxaan Ku Idhi, Xaraga Imaatinka Boqorka Qaata, Ama Xanuunka Imaatinka Boqorka Qaata”Siyaasi Maxamuud xaashi.
July 25, 2024 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka Kaah Maxamuud xaashi cabdi oo ka hadlayay madal meher aroos ah ayaa wasiir xasan gaafaadhi oo ay isku deegaan yihiin usoo jeediyay in imaatinka dalka ee boqor cismaan buurmadow ay xiligan daruuri tahay isagoo kala dooran yihiin in ay xukuumadu soo xarago dhawayso iyo xanuunka soo dhawayntiisa ay qaataan.

COMMENTS
LINKS