Haweenka Caasimada Hargaysa Oo xukuumada ka dalbaday in ay Deg Deg Usoo Xidho Nin Caadaystay Cayda Dumarka | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Haweenka Caasimada Hargaysa Oo xukuumada ka dalbaday in ay Deg Deg Usoo Xidho Nin Caadaystay Cayda Dumarka
July 21, 2024 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Qaarkamid ah haweenka reer Somaliland gaar ahaan caasimada hargaysa oo maanta isku soo baxay ayaa xukuumada ka dalbaday in deg deg loosoo xidho nin lagu magavaabo daaci saalax oo caadaystay ceebaynta dumarka iyo caydooda islamarkaana mudooyinkii udanbeeyay ka hadlayay qaarkamid ah warbaahinta iyo baraha bulshada.

COMMENTS
LINKS