Gudoomiye Kuxigeenka Golaha Wakiilada Jsl Oo Sheegay in Ay Laalayaan Dacwada Laga Soo Gudbiyay Xildhibaan Maxamed Abiib! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudoomiye Kuxigeenka Golaha Wakiilada Jsl Oo Sheegay in Ay Laalayaan Dacwada Laga Soo Gudbiyay Xildhibaan Maxamed Abiib!
July 23, 2024 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiye kuxigeenka labaad ee golaha wakiilada Somaliland cali xaamud jibriil ayaa sheegay in uu baaqday fadhigii aan caadiga ahayn ee golaha wakiilada layskugu yeedhay maalinta khamiista

Sidoo kale gudomiye cali ayaa sheegay in ay laalayaan dacwada xeer ilaalinta kazoo gudbisay Xil. maxamed abiib.

COMMENTS
LINKS